Axmed Madoobe oo soo saaray Liiska Musharaxiinta ku tartameysa Afarta kursi ee ka dhinaa Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartameysa afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan doorashadoodu tahay Jubaland. Axmed Madoobe ayaana liiska uu soo saaray waxaa labo kursi oo kamid ah u xiray kuna tartamaya Haween , waxa ayna Jubbaland sidaas ku saxday qoondada Haweenka ee … Continue reading Axmed Madoobe oo soo saaray Liiska Musharaxiinta ku tartameysa Afarta kursi ee ka dhinaa Jubbaland